Other Features
Advanced Search
Other Features
Your search results

🏢 Apartments Casri ah oo Iib ah – Xaafada Taleex, Muqdisho

by admin on
🏢 Apartments Casri ah oo Iib ah – Xaafada Taleex, Muqdisho

Waxaan idiin haynaa fursado gaar ah oo  apartments casri ah oo ku yaalla Xaafada Taleex ee degmada Hodan iyo Waabari – kuwaas oo ka mid ah meelaha loogu jecel magaalada Muqdisho.

Qaabka Guriga:

  1. 3 Qol Jiif
  2. 1 Fadhi iyo 3 Musqulood
  3. Jikada casri ah loo dhisay
  4. Wiish shaqaynaya 24/7
  5. Nidaam biyaha & korontada oo si joogto ah u shaqeeya
  6. Waardiye joogta ah iyo jawi degan
  • Qiimaha: $120,000
  • Goobta: Xaafada Taleex – meel laga jecel yahay Xamar!

La Xiriir Hadda:
📞 WhatsApp / Tel: +252 61 3333111
🌐 Website: www.raaspro.com
📣 Ku Xirnow Raas Real Estate Property – Guri kasta, fursad cusub!

 

Share

Leave a Reply

Your email address will not be published.

  • Advanced Search

    Other Features

Compare

× WhatsApp us