🏢 Apartments Casri ah oo Iib ah – Xaafada Taleex, Muqdisho

Waxaan idiin haynaa fursado gaar ah oo apartments casri ah oo ku yaalla Xaafada Taleex ee degmada Hodan iyo Waabari – kuwaas oo ka mid ah meelaha loogu jecel magaalada Muqdisho.
Qaabka Guriga:
- 3 Qol Jiif
- 1 Fadhi iyo 3 Musqulood
- Jikada casri ah loo dhisay
- Wiish shaqaynaya 24/7
- Nidaam biyaha & korontada oo si joogto ah u shaqeeya
- Waardiye joogta ah iyo jawi degan
- Qiimaha: $120,000
- Goobta: Xaafada Taleex – meel laga jecel yahay Xamar!
La Xiriir Hadda:
📞 WhatsApp / Tel: +252 61 3333111
🌐 Website: www.raaspro.com
📣 Ku Xirnow Raas Real Estate Property – Guri kasta, fursad cusub!