๐ซ ๐๐ก๐๐๐ค๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐ฒ๐ฌ๐๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐๐๐๐๐ ๐ค๐ ๐๐ข๐ฆ๐ข๐ ๐๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐ฒ๐๐ก๐ ๐ข๐ข๐๐ฌ๐๐๐๐ฒ(๐๐ข๐๐ฌ๐ฉ๐จ๐ซ๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐๐ฒ๐ฌ)
๐๐ข๐๐๐ ๐๐๐ก๐ซ๐ ๐ฎ๐ ๐ ๐ญ๐ข๐ฆ๐ข๐ ๐๐ฐ๐๐๐๐ง, ๐จ๐จ ๐๐ก๐ฎ๐ฅ ๐ฎ๐ ๐ ๐ข๐ข๐๐ฌ๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ?
Sahra waxay ku dhalatay Muqdisho balse waxay ku barbaartay dalkaย Sweden.
Hooyadeed Xaawo waxay ahayd haweeney samir badan oo muddo dheer ku noolayd Muqdisho, iyadoo carruurteeda ku korisay duruuf adag.
Sahra, oo hadda ah ๐ค๐๐ฅ๐ค๐๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐จ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐, waxay muddo dheer damacsanayd inay u hibeyso hooyadeed nolol ka wanaagsan tii ay horey ugu jirtay.
Sanadkii hore, Sahra waxay bilowday inay ku fikirto in ay dhul ka iibsato Muqdisho si ay ugu dhisto guri weyn oo ay hooyadeed degi karto โ si aysan kirada uga walwalin mar dambe, islamarkaana ay carruurteeda iyo iyaduba kusoo booqan karaan Awoowe & Ayeeyo.
Iyadoo aan aqoon badan u lahayn suuqa guryaha Muqdisho, Sahra waxay internetka ka raadisay Shirkad lagu kalsoonaan karo si ay ugala tashato guriga ay rabto.
Halkaas ayayna ka heshay ๐ Raas Real Estate Property, shirkad si wanaagsan u fahamsan baahida dadka qurbejoogta ah.
Waxay la xiriirtay kooxda Raas iyadoo adeegsatay WhatsApp, oo ay ka heshay website-ka: ๐ www.raaspro.com, waxayna si faahfaahsan ula wadaagtay baahidii ay qabtay:
โWaxaan rabaa dhul ammaan ah, gudaha magaalada ah, oo ka ag dhow adeegyada caafimaadka iyo iskuulada.
Waxaan rabaa inaan mustaqbalka dhow ka dhiso guri aan hooyadey ugu magac daro.โ
Maalmo gudahood, kooxda Raas waxay u diyaariyeen 3 xulasho oo dhulal ah, waxayna u direen:
๐ฅ Muuqaalada video
๐ Macluumaadka Dukumentiyada dhulka
Sahra waxay ugu dambeyntii dooratay dhul ku yaal Siigaale, degmada Hodan โ meel ammaan ah oo caan ku ah deegaan fiican iyo adeeg dhow.
Bishii May, Sahra waxay u timid Muqdisho si ay si rasmi ah ugu bilowdo dhismaha gurigii ay hooyadeed ugu talagashay.
Ma ahayn safar kaliya โ wuxuu ahaa safar jacayl waalid & maalgashi wada socda.
Maanta, hooyo Xaawo waxay dagan tahay guri cusub oo ay riyadiisu rumowday.
Sahra-na waxay qorsheyneysaa inay qayb kale oo dhulka ka mid ah dhisato sanadka danbe si ay u kirayso, taasoo u noqon doonta il-dakhli joogto ah.
๐ Waa tusaale dhab ah oo muujinaya:
โJacaylka Qoyska & Maalgashiga Mustaqbalka Hantida Maguurtada ah.โ
Adigu ma qorsheysay wali inaad dhul ama guri u iibsatid Naftaada iyo qoyskaaga gudaha Muqdisho ama Soomaaliya?
La xiriir Raas Real Estate Property. Waxaan kuu fududeyneynaa riyadaada โ Insha Allah.
๐ +252 613 333 111
๐ www.raaspro.com
๐ Raas Real Estate Property โ Muqdisho, Somalia
๐ท๏ธ #DiasporaStories
๐ท๏ธ #RaasRealEstate
๐ท๏ธ #MaalgashiSomalia
๐ท๏ธ #MuqdishoDevelopment