Property Description
Waxaa iib ah guri dabaq 1+G ah, kuna yaalla degmada Wadajir, gaar ahaan xaafadda Tiintiinley, meel aad u wanaagsan oo istaraatiiji ah.
🎨 Gurigu waa midka rinjiga jaalaha ah leh, waa guri aad u qurux badan oo sifiican loo dayactiray.
🔹 Qaybta Hoose (Ground Floor):
🛏️ 4 qol
🚿 2 musqulood
🚗 Baarkin u gaar ah 2 baabuur
🔹 Qaybta Kore (First Floor):
🛏️ 4 qol
🚿 2 musqulood
🌤️ Balcony ballaaran oo qurux badan
📍 Goobta:
Wuxuu ku yaallaa dhanka galbeed ee Hotel Jazeera, aadna ugu dhow.
Waa Meel deggen, ammaan ah, isla markaana ku habboon deegaan iyo maalgashi kiro.
💰 Qiimaha: $310,000 USD
📞 Faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
252 613 333 111
🌐 Website: www.raaspro.com
Raas Real Estate Property – insha wararka guryaha Muqdisho.
Property Id: 19676
Property Size: 0 ft2
Property Lot Size: 13 ft2
Rooms: 0
Bedrooms: 8
Bathrooms: 5
Structure Type: None
Floors No: 0
View: Lake
Ownership: Freehold











