Other Features
Advanced Search
Other Features

Guryo Apartments iib ah Oo Kuyaal Degmada Hodan Muqdisho, Somalia.

,
add to favorites
Your search results

Property Description

 

🏡 Waa Guri Apartment Iib ah oo ku yaal Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.
Wuxuu ka kooban yahay qaybahaan kala duwan ee hoos ku xusan:

✅ Qaybta Koowaad: 4 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah
🔹 Cabirka: 189 SQ MT
🔹 Qiimaha: $153,000

✅ Qaybta Labaad: 3 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah
🔹 Cabirka: 144 SQ MT
🔹 Qiimaha: $130,000

✅ Qaybta Sadexaad: 1 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah
🔹 Cabirka: 82 SQ MT
🔹 Qiimaha: $80,000

✅ Qaybta Afraad: 1 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah
🔹 Cabirka: 67 SQ MT
🔹 Qiimaha: $60,000

🏢 Adeegyada Guriga uu leeyahay:

✅ Elevator
✅ Parking
✅ Security entrance
✅ Technical room
✅ Supermarket
✅ Security camera
✅ Large windows
✅ AC DUTS
✅ Water tank
✅ Smoke detector
✅ Garbage collection
✅ Transport near by

📍 Qaybta hoose ee gurigaan waxaa ku yaala Mall-ka Hayat Market, umana baahan doontid inaad adeeg meel fog ka doontid.

City:
Area:
State/County:
Country: Somalia
Property Id: 19690
Property Size: 0 ft2
Property Lot Size: 0 ft2
Rooms: 0
Bedrooms: 0
Bathrooms: 0
Structure Type: None
Floors No: 0
View: Lake
Ownership: Freehold

Similar Listings

compare

APARTMENTS IIB AH – TALEEX, HODAN – MUQDISHO

$ 155,000
admin
February 24, 2026
compare

Guri Dabaq ah oo iib ah Deg. Wadajir.

admin
August 19, 2025
compare

Apartments iib ah Degmada Waaberi

$ 120 0
3
bedrooms
3
baths
admin
July 29, 2025

Compare

× WhatsApp us