Si Deg Deg U iibi Gurigaaga

Markaad go’aansato inaad iibiso ama aad iibsatid guri, Raas Real Estate Properties waxay kaa caawin doontaa talaabooyinka soo socda:
- Raas waxay kaa caawin doontaa  raadinta gaarka ah (home searching) iyo maareynta iibsadayaasha suurtagalka ah ee gurigaaga.
- khubaro ayaa kaala talin doona qiimaha guriga uu suuqa kajoogo maanta.
- Talo Bixinta ku saabsan su’aalaha iyo arrimaha la xiriira guryaha.
- Waxaan Kaala Shaqayn doona arrimaha guryaha, oo ay ku jiraan iibinta, iibsiga, kiraynta, iyo bixinta canshuuraha.
- Waxaa kugu xiri doonaa Qareen haddii aad u baahan tahay caawimaad dhanka sharciga ah iyo arimaha la xiriira  xalinta khilaafaadka hantida maguurtada ah.