Property Description
🏡 Waa Guri Apartment Iib ah oo ku yaal Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.
Wuxuu ka kooban yahay qaybahaan kala duwan ee hoos ku xusan:
✅ Qaybta Koowaad: 4 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah
🔹 Cabirka: 189 SQ MT
🔹 Qiimaha: $145,000
✅ Qaybta Labaad: 3 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah
🔹 Cabirka: 144 SQ MT
🔹 Qiimaha: $120,000
✅ Qaybta Sadexaad: 1 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah
🔹 Cabirka: 82 SQ MT
🔹 Qiimaha: $80,000
✅ Qaybta Afraad: 1 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah
🔹 Cabirka: 67 SQ MT
🔹 Qiimaha: $60,000
🏢 Adeegyada Guriga uu leeyahay:
✅ Elevator
✅ Parking
✅ Security entrance
✅ Technical room
✅ Supermarket
✅ Security camera
✅ Large windows
✅ AC DUTS
✅ Water tank
✅ Smoke detector
✅ Garbage collection
✅ Transport near by
📍 Qaybta hoose ee gurigaan waxaa ku yaala Mall-ka Hayat Market, umana baahan doontid inaad adeeg meel fog ka doontid. 🛍️✨