Property Description
Waxaan idiin haynaa fursado gaar ah oo Β apartments casri ah oo ku yaalla Xaafada Taleex ee degmada Hodan iyo Waabari β kuwaas oo ka mid ah meelaha loogu jecel magaalada Muqdisho.
Qaabka Guriga:
- 3 Qol Jiif
- 1 Fadhi iyo 3 Musqulood
- Jikada casri ah loo dhisay
- Wiish shaqaynaya 24/7
- Nidaam biyaha & korontada oo si joogto ah u shaqeeya
- Waardiye joogta ah iyo jawi degan
- Qiimaha: $120,000
- Goobta: Xaafada Taleex β meel laga jecel yahay Xamar!
La Xiriir Hadda:
π WhatsApp / Tel: +252 61 3333111
π Website: www.raaspro.com
π£ Ku Xirnow Raas Real Estate Property β Guri kasta, fursad cusub!
Property Id: 19631
Price: 0 $ 120 0
Property Size: 0 ft2
Property Lot Size: 0 ft2
Rooms: 4
Bedrooms: 3
Bathrooms: 3
Structure Type: None
Floors No: 0
View: Lake
Ownership: Freehold