Other Features
Advanced Search
Other Features

APARTMENTS IIB AH – TALEEX, HODAN – MUQDISHO

$ 155,000
,
add to favorites
Your search results

Property Description

APARTMENTS IIB AH – TALEEX, HODAN – MUQDISHO

Fursad Guryo Apartments deegaan ah oo aad u qiimo badan!
Guri casri ah oo apartments ah oo iib ah, kuna yaalla xaafadda Taleex, Degmada Hodan, ee magaalada Mogadishu.

📍 Goob istiraatiiji ah oo amni leh, una dhow:
Suuqyada waaweyn
Iskuullada & goobaha waxbarashada
Isbitaallada waaweyn
• Iyo dhammaan adeegyada muhiimka u ah nolosha maalinlaha ah

💰 QIIMAHA GURYAHA:
🔹 3 Qol iyo Fadhi – $155,000
🔹 2 Qol iyo Fadhi – $120,000
🔹 1 Qol iyo Fadhi – $80,000

 Faa’iidooyinka:
✅ Naqshad casri ah oo qurux badan
✅ Hawo iyo iftiin dabiici ah oo ku filan
✅ Meel deggan oo ku habboon qoysaska
✅ Fursad ku habboon dadka dibadda jooga oo raadinaya hanti sugan oo lahubo.

Adeegyada

✅ Elevator 24
✅ Parking 24
✅ Security 24
✅ Technical room
✅ Security camera
✅ Large windows
✅ AC DUTS
✅ Water tank
✅ Smoke detector
✅ Garbage collection
✅ Transport near by Taleex Road

📞 Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
Tel/WhatsApp: +252 61 3333111
🌐 Website: RaasPro.com

Raas Real Estate Property
Xalkaaga Hantida – Kalsooni iyo Hufnaan.

 

 

 

 

City:
Area:
State/County:
Country: Somalia
Property Id: 19686
Price: $ 155,000
Property Size: 0 ft2
Property Lot Size: 0 ft2
Rooms: 0
Bedrooms: 0
Bathrooms: 0
Structure Type: None
Floors No: 0
View: Lake
Ownership: Freehold

Similar Listings

compare

Guri Dabaq ah oo iib ah Deg. Wadajir.

admin
August 19, 2025
compare

Apartments iib ah Degmada Waaberi

$ 120 0
3
bedrooms
3
baths
admin
July 29, 2025

Compare

× WhatsApp us