Other Features
Advanced Search
Other Features

Guryo Apartments iib ah Oo Muqdisho Kuyaal.

00
Jidka Shaqaalaha , ,
add to favorites
Your search results

Property Description

 

🏡 Waa Guri Apartment Iib ah oo ku yaal Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.
Wuxuu ka kooban yahay qaybahaan kala duwan ee hoos ku xusan:

Qaybta Koowaad: 4 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah
🔹 Cabirka: 189 SQ MT
🔹 Qiimaha: $145,000

Qaybta Labaad: 3 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah
🔹 Cabirka: 144 SQ MT
🔹 Qiimaha: $120,000

Qaybta Sadexaad: 1 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah
🔹 Cabirka: 82 SQ MT
🔹 Qiimaha: $80,000

Qaybta Afraad: 1 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah
🔹 Cabirka: 67 SQ MT
🔹 Qiimaha: $60,000

🏢 Adeegyada Guriga uu leeyahay:

Elevator
Parking
Security entrance
Technical room
Supermarket
Security camera
Large windows
AC DUTS
Water tank
Smoke detector
Garbage collection
Transport near by

📍 Qaybta hoose ee gurigaan waxaa ku yaala Mall-ka Hayat Market, umana baahan doontid inaad adeeg meel fog ka doontid. 🛍️✨

Address: Jidka Shaqaalaha
City:
Area:
State/County:
Country: Somalia
Property Id: 19601
Property Size: 189 ft2
Property Lot Size: 189 ft2
Rooms: 5
Bedrooms: 4
Bathrooms: 4
Custom ID: 11
Garage Size : unlimited
Garages: wuu leeyahay
Available From: 0
Year Built: Cusub
Basement: underground
External Construction: concret
Structure Type: None
Floors No: 0
View: Lake
Ownership: Freehold
Balcony
Borehole
Attic
Ocean view
High Speed Elevators

Compare

× WhatsApp us