Recent Items – Properties Vertical
ππππ πππππ HAL BIYAANO π+π ππ ππ πππ ππ β ππ...
8
bedrooms
5
baths
admin
January 20, 2026
Recent Items – Properties Horizontal
Recent Properties Slider Type 1
ππππ πππππ HAL BIYAANO π+π ππ ππ πππ ππ β ππ...
8
bedrooms
5
baths
admin
January 20, 2026
Recent Properties Slider Type 2
Guryo Apartments iib ah Oo Kuyaal Degmada Hodan Muqdisho, Somalia.
π‘ Waa Guri Apartment Iib ah oo ku yaal Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho. Wuxuu ka kooban yahay qaybahaan kala duwan ee hoos ku xusan: β
Qaybta Koowaad: 4 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah πΉ Cabirka: 189 SQ MT πΉ Qiimaha: $153,000 β
Qaybta Labaad: 3 Qol oo jiif ah iyo 1 Qol oo fadhi ah πΉ Cabirka: ...
APARTMENTS IIB AH β TALEEX, HODAN β MUQDISHO
$ 155,000
APARTMENTS IIB AH β TALEEX, HODAN β MUQDISHO Fursad Guryo Apartments deegaan ah oo aad u qiimo badan!Guri casri ah oo apartments ah oo iib ah, kuna yaalla xaafadda Taleex, Degmada Hodan, ee magaalada Mogadishu. π Goob istiraatiiji ah oo amni leh, una dhow:β’ Suuqyada waaweynβ’ Iskuullada & goobaha waxbarashadaβ’ Isbitaallada waaweynβ’ Iyo dhammaan adeegyada muhiimka u ah nolosha maalinlaha ah π° QIIMAHA GURYAHA:πΉ ...
ππππ πππππ HAL BIYAANO π+π ππ ππ πππ ππ β πππππππ πππππππ (πππππππππππ).
Waxaa iib ah guri dabaq 1+G ah, kuna yaalla degmada Wadajir, gaar ahaan xaafadda Tiintiinley, meel aad u wanaagsan oo istaraatiiji ah. π¨ Gurigu waa midka rinjiga jaalaha ah leh, waa guri aad u qurux badan oo sifiican loo dayactiray. πΉ Qaybta Hoose (Ground Floor): ποΈ 4 qol πΏ 2 musqulood π Baarkin u gaar ah 2 baabuur πΉ Qaybta Kore ...
Guri Villo iib ah Degmada Wadajir aaga Hospital Wadajir
Gurigaan waa Villa iib ah, wuxuu kuyaalaa dhabarka danbe ee Wadajir Hospital, laamiga wuxuu kayahay booska 9aad. Cabirkiisu waa: 10×20 =200Ms. Qiimaha/Price-ka waa:$145,000. Wuxuu kuyaalaa goobaha ugu amaanka badan Muqdisho looguna jecelyahay, waana fursad qaali ah.Β Fadlan halaga faaβiidaysto. Waxii faahfaahin ah kala xiriir: π Tell / WhatsApp: +252 61 3333111 π Website: RaasPro.com Raas Real Estate Property Waa riyada raadiyeyaasha guryaha π‘ Ku ...








